2802 Views

Kenya oo sheegtay in dagaalamayaal u dhashay dalkeeda ay qorsheynayaan in ay ka baxaan Al-Shabaab.

Kenya oo sheegtay in dagaalamayaal u dhashay dalkeeda ay qorsheynayaan in ay ka baxaan Al-Shabaab.
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | September  6, 2017 — Booliiska Kenya ayaa sheegay in Tiro Dagaalamayaal ah Kenyan  oo ka Tirsan Al-shabaab kuna sugan Soomaaliya ay doonayaan in ay wadankooda dib ugu laabtaan kadib markii ay Al-shabaab ka wayeen natiijadii ay ka filayeen, Sida ku cad Xog sirdoon oo Boliisku uu soo ariiriyay.

Warbxinta booliiska waxaa ku jira Ragga in ay Al-shabaab kasoobxaan daneeynaya  uu kamid yahay  Ahmed Iman Ali iyo ugu yaraan Shan ruux oo kale.

Booliiska ayaa sidoo kale sheegay Ahmed Iman Ali in uu ahaa Ninka qoray  Ragga kale ee ku biiray Al-shabaab islamarkaan uu ka caawiyay in ay Soomaaliya usoo safraan Sanaddii 2009 kii.

Warbixinta boolisku uu shaaaciyay oo ka kooban 21 Page ayaa sidoo kale waxaa shaaca looga qaaday Qorshihii Al-shabaab lagu dhisay Garabkooda keeynta Boobi ee Kenya oo uu wakiil uga ahaa Axmed Imaan.

Raggaan Kenya u dhashay waxaa ay ka Rijo beeleen in ay Al-shabaab isaga Baxaan maadaama uu soo batay Shakiga Al-shabaab ay ka qabaan Ajaanibta Xubnaha ka ah, sida ku cad warbixinta Booliiska Kenya.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment