2916 Views

Kulankii Baarlamaanka Oo Maanta Baaqday

Kulankii Baarlamaanka Oo Maanta Baaqday
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 09 September 2017 –Kulankii maanta ay ku ballansanaayeen xubnaha Golaha shacabka Soomaaliya ayaa u baaqday Kooram la’aan kaddib markii ay soo xaadiri waayeen tiro ku filan in uu furmo.

Ajendaha kulanka ee maanta ayaa ahaa Arrinta wareejinta Qalbi-dhagax ee ay Xukuumadda Soomaaliya ku wareejisay Itoobiya sidoo kalena Golaha Wasiirrada Arbacadii sheegeen in ay ku saxnaayeen dhiibista Qalbi-dhagax.

Xildhibaanno ka mid ah Golaha shacabka ayaa gudbiyay Mooshin ka dhan ah Xukuumadda halka kuwo kalena ay difaacayeen go’aanka Xukuumadda.

Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo kulanka Shir Guddoomin lahaa ayaa sheegay in Fahdiga Baarlamaanka uu maangta u baaqday Kooram la’aan sidaasna uu fasax ku yahay maanta.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment