2742 Views

Xogaga Al-shabaab oo hawada ka saaray isgaarsiintii Kuunya-Barrow ee G/Sh/Hoose

Xogaga Al-shabaab oo hawada ka saaray isgaarsiintii Kuunya-Barrow ee G/Sh/Hoose
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | September 14, 2017 – Wararka ka imaanaya Degaanka Kuunya-Barrow ee Gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegaya in Al-shabaab ay Hawada ka saareen Isgaarsiinta Degaanka Kuunya-Barrow iyo Tuulooyinka Hoos yimaada.

Guddoomiyaha Degmada Baraawe Aadan Cumar Madoobe oo la hadlay  Xafiiska Wararka Ee Qaranimo Online ayaa sheegay in Sababta ay Al-shabaab Hawada uga saareen Isgaarsiinta ay tahay in aan la Ogaan Xogta Al-shabaab,Maadaama Shalay Degaanka Kuunya-barrow lagu beegsaday Dagaalameyaal ka tirsan Xarakada Al-shabaab islamarkaana Khasaare Xoog leh lagu gaarsiiyay Duqeyntii Shalay sidaana loo badinayo in ay Isgaarsiinta u jareen.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment