2199 Views

GYM ama JIIM – xarumaha jir dhiska Muqdisho

GYM ama JIIM – xarumaha jir dhiska Muqdisho

Muqdisho | QOL | September 15, 2017 – Xarumaha jimicsiga ayaa kusoo badanaya magaalada Muqdisho, halkaasi oo dhallinyaro badan ay jirkooda ku dhisayaan, iyagoo waliba doonaya inay yeeshaan murqo si ay hablaha u soo jiitaan.

 

.

Xigasho VOA – by Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle |  Muqdisho.

 

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

Share This Post

Post Comment