4641 Views

Sawiro:- RW Kheyre oo haatan khudbad ka jeedinaya shir looaga hadalayo arrimaha abaaraha

Sawiro:- RW Kheyre oo haatan khudbad ka jeedinaya shir looaga hadalayo arrimaha abaaraha
____________________________________________________________________________

Newyorka | QOL | September 22, 2017 — Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Haantan in uu khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeedinayo shir Looga Hadlayo  Arimaha Abaarah kaasi oo haatan ka soconaya magaalada Newyorka ee Mareykanka.

Mudane Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in uu khudbadiisa uu ku soo bandhigo xaaladda Soomaaliya, dhinaca bani,aadanimada,isagoo taageero weydiisan donna beesha Caalamka oo shirkaasi ku sugan.

bv1 fffff 222 555+

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | New York

______________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment