3522 Views

RW Khayre oo khudbad dheer iyo su’aalo ka jeediyay Jaamacada George Washington

RW Khayre oo khudbad dheer iyo su’aalo ka jeediyay Jaamacada George Washington
____________________________________________________________________________

Washington | QOL | September 26, 2017 – Ra’isul wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo kulan isugu jiray warbixin iyo su’aalo kula yeeshay dublamaasiyiin, weriyeyaal iyo ardada Jaamacadda George Washington ee ku taalo caasimada dalka Marakeykanka Washington DC.

Ra’isul Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa warbixin qoto dheer leh oo dhinacyo badan taabaneyso siiyahay xaalada iyo horumarka dalka uu gaaray mudadii yareyd ee uu xilka hayay.

Ra’isul Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa su’aalo dhowr ah oo dhinac badan taabanaaya uga jawaabay qaar kamid ah weriyayaasha kala duwan ee iskugu yimid kulanka. Ra’isul Wasaaraha Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kawada jawaabay su’aalaha ku waasoo isugu jiray kuwo laxiriira horumarka, siyaasada, nabad gelyada, ladagaalka musuq maasuqa iyo maamul wadaaga dalka.

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment