2481 Views

Maxay ka yiraahdeen dowlad Gobaleedyada xilka qaadistii Maaxweyne Xaaf ?

Maxay ka yiraahdeen dowlad Gobaleedyada xilka qaadistii Maaxweyne Xaaf ?
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | September 27, 2017 — War-saxaafadeed wadajir ah oo ay maanta soo saareen Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada Soomaaliya ayey ku cambaareeyeen go’aanka ka soo baxay Wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka Soomaaliya ee lagu taageeray XIldhibaanno xalay sheegay in ay xilka ka qaadeen Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf.

Sidoo kale war-saxaafadeedka ayey ku dalbadeen in dowladda ka laabato go’aankii xalay ee ku aaddanaa xiisadda siyaasadeed ee ka jirta Cadaado.

Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada ayaa isku raacay in ay shir isugu yimaadaan kaas oo ka dhacay kismaayo,islamarkaa wixii ay isku afgartaan la wadaagaan madaxda ugu sareysa dalka.

maamul-goboleedyada-warmurtiyeed

..

Xafiiska Wararka Qaranimo Online  | Muqdisho 

______________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment