2367 Views

Galmudug Oo Xaalad Dag Dag Ah Lagu Soorogay

Galmudug Oo Xaalad Dag Dag Ah Lagu Soorogay
____________________________________________________________________________

Muqdiaho | QOL | October 1, 2017—Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf) ayaa xaalad deg deg ah ku soo rogay dhammaan degaanada Galmudug mudo Saddex bilood ah, oo ka bilaabaneysa 1-da October 2017.

Warkan oo lagu xaqiijiyay warqad qoraal ah oo ka soo baxday xafiiska madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa sidoo kale lagu sheegay xaaladan deg dega ah in xukuumadda Galmudug ay siineyso awoodo dheeraad ah oo ay u adeegsaneyso xaqiijinta amniga.

Dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidamada ammaanka maamulka Galmudug ayaa la faray inay dhaqan geliyaan xeerkan.

xaaa

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment