2121 Views

MaamulgobaleedyadaDalka Oo Diiday Ka Qaybgalka Shir Bari Ka Furmidoona Muqdisho

MaamulgobaleedyadaDalka  Oo Diiday Ka Qaybgalka Shir Bari Ka Furmidoona Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL |  07 Oktoobar, 2017 – Qaar ka mid ah maamulada dalka jira ayaa diiday in ay ka qeyb galaan Shirka looga hadlaayo dib u eegista Dastuurka ee lagu waddo in uu Berri ka furmo Muqdisho.

Wasiirka Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibril ayaa horay u sheegay in 8 Bishaan Shirkaasi uu ka furmi doono Muqdisho.

Ilaa hadda waxaa la xaqiijiyay maamulada Puntland, Koonfur Galbeed,Galmudug iyo Jubbaland in aysan imaan doonin Shirkaasi.

Sababta ay u diideen ayaa lagu sheegay in ay tahay Shirka ka furmaya Magaalada Kismaayo ee looga hadlaayo Siyaasadda maamulada iyo dowladda Dhexe.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment