3486 Views

Sawiro:-Xisaabiyaha Guud Ee Qaranka Faadumo Cismaan Oo Maanta xilka la wareegtay

Sawiro:-Xisaabiyaha Guud Ee Qaranka Faadumo Cismaan Oo Maanta xilka la wareegtay
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL |  07 Oktoobar, 2017 –Xisaabiya guud ee Qaranka Marwo Faadumo Cismaan Faarax ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay xilka xisaabiyaha guud  ee Qaranka oo aan khamiistii aan ka soo gudubnay loo magacaabay.

Munaasabada xil wareejinta waxaa goob joog ka ahaa mas’uuliyiin ka socotay Madaxtooyada Soomaaliya,Xafiiska Raiisul Wasaaraha Soomaaliya,Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya,maamulka Gobolka Banaadir iyo mas’uuliyiin kale.

Xisaabiyihii hore ee Qaranka Axmed Yuusuf Muumin(Siraaji) ayaa si rasmi ah xilkaasi ugu wareejiyay Xisaabiyaha Guud ee Cusub,iyadoo balanqaaday in waajibaadkii loo igmaday ay si hufan u gudan doonto.

Dhamaan mas’uuliyiintii ka qeybgalay xil wareejintaasi ayaa ku booriyay Marwo Faadumo Cusmaan Faarax,Xisaabiyaha Guud ee Qaranka in ay dardargeliso waajibaadka ay la wareegtay,islamarkaan u rajeeyey in uu eebe uu ku guuleeyo xilka loo magacaabay.

 

22222 WWWWAA WWWWQQQ

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment