4449 Views

Madaxweyne Farmaajo Oo Dhiigiisa Ugu Deeqay Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Soobe

Madaxweyne Farmaajo Oo Dhiigiisa Ugu Deeqay Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii Soobe
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 15 October 2017 –Dadkii ku dhaawacmay qarax ii shalay ka dhacay Isgoyska Soobe ee Magaalada Muqdisho ayaa haatan waxaa lagu daweynayaa Isbitaalada waaweyn ee ku yaalla Muqdisho halka qaarkood ay dhiig la’aan u geeriyoodeen.

Gurmadyo kala duwan ayaa dadkaasi loo fidinayaa iyada oo dadka intooda badan ay dhiigooda ugu deeqeen dadkii ku dhaawacmay qaraxaas

Madax iyo Shacab intaba   looma kala harin u gurmadahsada dadkaas, waxaana Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu gaaray Isbitaalka Urdugaan Ex Digfeer ee Magaalada Muqdishgo isaga oo dhiigiisa ugu deeqay qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxaas.

Sidoo kale  waxaa horay dhiigooda ku deqay Wasiirka amniga Maxamed Abuukar Isloow Ducaale Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed iyo Masuuliyiin kale.

5555555555555555 22222222222222222 555555555555555555566 nnnnnnnnnnnnn

18

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment