3438 Views

Baabii  Ka Dhacay Zoobe Baroori Madaweyn kartaa ?

Baabii  Ka Dhacay Zoobe Baroori Madaweyn kartaa ?
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 16 October 2017 –Magalada Muqdisho Ee Caasiamada Soomaaliya Oo Mudo Joog U Soo ahayd Qarxyo Iyo Dhibaatooyinkale Oo Dad badini  Ku Marteen Wax Reer Muqdisho Malintii Labaad Lamurugoonayaan Mushkilada Ka Dhalatay Qarax Muqdisho Oo Dhan Daryaankiisa Laga Maqlay Bulsho Farabadanina Ay Ku naf  Waayeen Kuwa Kalane Ay Ku Dhaawac Meen

Masiibada Ka Dhacaday Zoobe Oo Ilaa Iyo Hada Qof Waliba Oo Soomaali ah La dhakafaarsanyahay Ayaa La Aaminsanayahay In Ay Udurbaan Tumeen Dadaalna Ay Ku Bixiyeen Dad Gilbka Soomaali uga ek Lakiin Qalbiga Ka Ajnabi ah

Waqtigan Lajoogo Goobtii ay Dhibaatadu Ka Dhacaday Waxaa Barooranaya Dad Soomaaliyeed Oo eheladooda Ku Weysan Isgooska Mashquulka Badan Ee Zoobe

b6

Madaxda Dalku Wax ay Ka Gilgisheen Sidii Loosamata Bixin Lahaa Masiibadii Dadkii Ay Masiibadu Ku Qabsatay  Zoobe

Mas’uuliyiin Uu Ug horeeyo Madxweynaha Dalku Ayaa Ku Deeqay Dhiigoodu Si Loobad Baadiyo Dadka Ay Dhibaatadu Ugeesteen Umala DooxuWaxa Uuna iclaamiyey Boroordiiq Sadax Maalin ah

18

bbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbbb

rw-khayre-gudi-qaraxa-2

Dadka Dhibaatada Sida Weyn Ugu Gil Gishay Waxaa Kamid ah Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur

Oo Dhiigiisa Ugu Deeqay Shacabka Soomaaliyeed Ee Dhibaatada Soo gaaratay  Isga Oo Ku Baaqay In Dagaal Xoogan Lagu Qaado Al Shabaab

Xeeldheerayaasha Amaanka Ayaa Rumaysan In Jawaabta Weerarkan Musiibada ah ay ku haboonaan lahayd Weerar aan kal har lahayn Oo Shacabka iyo Dawladoodu Ku Qaadaan Kooxda Laga Siibay Xididka arxanka Ee Al Shabaab

vvvvvvvvvvvvvvvvvv

Waxba Yaan Idiinku Daalin arar Dheere Is Waydii Qof Waliba Oo Soomaali ahaw Baabii  Ka Dhacay Zoobe Baroori Madaweyn kartaa ?

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment