2349 Views

Sawiro:- Golaha Wasiirada Jubaland oo kulan deg deg ah ku yeeshay Kismaayo

Sawiro:- Golaha Wasiirada Jubaland oo kulan deg deg ah ku yeeshay Kismaayo
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 16 October 2017 – Madaxweynaha Maamulka Soomaaliyeed Ee Jubalaand    Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gudoomiyay kulan deg deg ah oo lagu samaynayo gudi gurmad oo heer Dowlad Goboleed ah kaas oo ka qayb qaadanaya gurmadka loo samaynayo dadka ku waxyeeloobay Qaraxii Qasaarah  gaysatay  Ee Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

Waxa Uuna Sheegay In Loobaahanyahay In Maamul Gobaleedyada Oo Idil Ay Arinkaa Ka Qayb Qaataan Dhanka Kale Madaxweynaha Maamulka Jubaland Ayaa U Mahad Celiyey Dawlada Turkiga Iyo Tan Jabuuti Oo Kalin Mug bLeh Ka Qaatay Gar Gaarka ay Sameeyeen

14 October ayaa Waxaa Magalada Muqdisho Ka Dhacay Qaraxii Ugu Weynaa Ee Ebad Ka Dhaca Soomaaliya iyadoona Ay Ku Geeriyoodeen  In Ku Dhaw 270 Ruux

j1 j2 j3 j4

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment