4506 Views

Sawiro:- Marwada kowaad ee dalka oo booqatay qaar ka mid ah Isbitaalada Muqdisho

Sawiro:- Marwada kowaad ee dalka oo booqatay qaar ka mid ah Isbitaalada Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 17 October 2017 – Marwada kowaad ee Dalaka Saynab Cadbi Macalin ayaa qaar ka mid ah cisbitaalada Muqdisho ku booqatay dhawacyadii ka dhashay Qaraxii 14-ki bishan ka dhacay Caasimadda.

Marwo Zaynab Cabdi mcalin oo wehlisyo Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada Amina Saciid cali ayaa waqti la qaadatay dhaawacyada kujira Cisbitalada madiina iyo erdugan,halkaas oo ay gaarsiisay deeq isugu jirta Timir iyo Biyo.

Marwada oo ay ka muuqatay sida ay uga xanuusatay dhibatada uu sababay Qaraxii 14-kii bishan ka dhacay Muqdisho ayaa u rajeesay muwaadiniinta dhaawacu soo gaaray in ilaahey u bogsiiyo iyadoo shacabiga ugu baaqday inay midnimo muujiyaan si ay argagaxisada looga guuleyto.

01 02 03 04 08 09

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment