4209 Views

Sawiro:- Olole Nadaafadeed oo ka soconaya goobtii uu qaraxu ka dhacay

Sawiro:- Olole Nadaafadeed oo ka soconaya goobtii uu qaraxu ka dhacay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 16 October 2017 – Olole nadaafadeed ayaa ka bilowday goobtii uu qaraxa ka dhacay Sabtidii la soo dhaafay ee Isgoyska Zoobe, iyadoo dhalinyaro fara badan oo is xilqaamay ay ka qeyb qaadanayaan nadaafada.

Dhalinyarada ayaa nadiifinayay wadada iyo bur burka, waxaana tani ay xambaarsaneyd dareen muujinaya isku duubni.

Waxaa goobta qaraxa ka dhacay aheyd meel aad u doorsoontay, isla markaana ay yaalaan haraadiga hilbaha dadkii ku dhintay, dhismayaasha bur buray iyo agabyo kale.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Taabid Cabdi maxamed ayaa ku ammaanay dhalinyarada is xilqaankooda iyo gurmadka ay u sameeyeen dadkii ku waxyeeloobay qaraxii.

Maalmihii u dambeeyay ayay dhalinyarada Muqdisho ahaayeen kuwo si isku mid ah ugu gurmaday dadkii ku waxyeeloobay, waxaana ay u shubeen dhiig.

nadaafad-zoope-qarax-7 nadaafad-zoope-qarax-6 nadaafad-zoope-qarax-5 nadaafad-zoope-qarax-4 nadaafad-zoope-qarax-3 nadaafad-zoope-qarax-2 nadaafad-zoope-qarax-1

3333333333333 6666666666666666666666666666 88888888888888888888 9999999999999999999999999

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment