4518 Views

The Somali community in Canada launches an appeal for help

The Somali community in Canada launches an appeal for help
____________________________________________________________________________

Toronto | QOL | October 19, 2017 –  Television OMNI TV ee magaalada Toronto kuna hadla afka Talyaaniga ayaa wareysi gaaban la yeelatay  Dr. Maxamed Ahmed Jilacow Teenis oo ka hadlay musiibadii naxdinta iyo murugada laheyd ee ka dhacday 14-kii Oktoober isgoyska Zoobe ee magalaada Muqdisho taas oo ay ku dhinteen in ka badan 300 oo qof kuna dhaawacmeen in kabadan 400 oo qof.

Dr. Teenis ayaa ka codsaday kuna booriyay dowladaha daneeya Soomaaliya inay gargaar beni aadan nimo la gaaraan dadkii ku waxyeeloobay qarixii arxandarada ahaa ee ka dhacay Muqdisho 14kii Oktoober.

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Melbourne

__________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment