1098 Views

30 Culimada Suufiyada ah oo ku dhaawacmay biriq haleeshay goob ay degenaayeen oo ku talla tuulada Bullaale

30 Culimada Suufiyada ah oo  ku dhaawacmay biriq haleeshay goob ay degenaayeen oo ku talla tuulada Bullaale
____________________________________________________________________________

April 30-2021

Ugu yaraan 30 Culimada Suufiyada ah ayaa ku dhaawacmay biriq haleeshay goob ay degenaayeen oo ku talla tuulada Bullaale oo ka tirsan degmada Dhagax-buur ee Dowlad Deegaanka Soomaalida.

Cisbitaalka Dhagax-buur ayaa la dhigey culimada ku dhaawacantay biriqda oo ka dhalatay Roobab mahiigaana oo halkaasi ka da’ay.

Biriqda ayaa ku dhacday xilli roobab xooggan ay ka da’yeen degaanka Saacaddihii lasoo dhaafay.

Xaalada Culimada ayaa ah qaarkood mid liidatada, waxaana dhaqaatiirta ay sheegeen in ay ku howlan yihiin sidii loola tacaali lahaa

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post