2412 Views

Deg Deg ah:- Dagaal u dhexeeya Ciidamada Dowladda iyo Al-shabaab oo ka socda Degaanka Basra

Deg Deg ah:- Dagaal u dhexeeya Ciidamada Dowladda iyo Al-shabaab oo ka socda Degaanka Basra
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 8  November 2017 Dagaal Xoog leh oo u dhexeeya Ciidamada Dowladda iyo Al-shabaab ayaa hadda ka socda Degaanka Basra oo u dhexeeya Degmooyinka Afgooye iyo Balcad oo ka kala tirsan Gobolada Shabellaha Hoose iyo Shabellaha Dhexe.

Dagaalka ayaa yimid ka dib markii Al-shabaab ay Weerar ku qaadeen Fariisomo Ciidamada Milatariga ay ka sameysteen Degaanka Basra oo Maalmo ka hor ay la wareegeen Milatagiga Soomaaliya.

Labada Dhinac ayaa isku adeegsanaya Hubka Culus,waxaana aan la ogeyn Khasaaraha Labada Dhinac kala gaaray,maadaama uu weli dagaalku socdo.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho 

______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment