4299 Views

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo Fariin u diray Madaxweynaha Soomaaliya

Sheekh Xasan Daahir Aweys oo Fariin u diray Madaxweynaha Soomaaliya
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 11  November 2017 —hogaamiyihii Ururkii Burburay Ee Xisbul Islaam kana mid ahaa Saraakiisha Al-shabaab Sheekh Xasan Daahir Aweys oo hadda Xabsi Guri ku ah Magaalada Muqdisho ayaa fariin u diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Xasan Daahir Aweys ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu helay Taageero Shacab oo Dal iyo Dibad ah,wuxuuna Xusay in loo baahan inuu ka Faa’deysto islamarkaana uusan Lumin Taageeradaas uu helay.

Sidoo kale Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa ka hadlay Arrimaha Al-shabaab,wuxuuna uu dhaliilay qaabka loola Macaamilo Xarakada Al-shabaab.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho 

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment