3393 Views

Kenya oo lacag duldhigay sarkaal Al-Shabaab ugu magacaaban Dhanka Qaraxyada iyo dilalka.

Kenya oo lacag duldhigay sarkaal Al-Shabaab ugu magacaaban Dhanka Qaraxyada iyo dilalka.
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 12  November 2017 –ooliska ka dalka Kenya ayaa lacag dhan 20.000 oo doolarka Mareykanka dul dhigay Cali zira oo la sheegy inuu yahah sarkaalka Al shabab ugu magacaban qaraxyada iyo dilal qorshesan oo ka dhacay xeebaha Kenya.

Ninkaan ayaa Al shabab wxa uu kuso biiray sadkii 2012 kii uu kula tababarty gudaha Soomaaliya isagoona dib ugu laabtay Kenya.

Booliska ayaa u sheegay shacabka in ay la soo wdaagan xogta ninkaan cidii macluumad ka keentana ay qaadan doonto 20.000 oo doolarka Mareykanka.

Zira ayaa ka dambeyay weeraro iyo dilal ka dhacau xeebaha Kenya gaar ahaan Malinda.

Booliska waxa ay tilmaamen in ninkaan horey uu u dilay rag ganacsato caan ka ah dalkaasi kenya 2014kii.

Dowladda Kenya ayaa ciidamo usoo dirtay soomaaliya si ay al shabab u la dagaalamn balse wxa ay la kulmaysaa weeraro joogta ah oo Al shabab kaga imaanaya

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho 

___________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment