2691 Views

Al Shabaab soo bandhigay hub ay sheegeen in ay ku soo qabsadeen dagaalkii Buulo gaduud

Al  Shabaab soo bandhigay hub ay sheegeen in ay ku soo qabsadeen dagaalkii Buulo gaduud
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 14, 2017 – Al-Shabaab ayaa soo bandhigay hub iyo gaadiid dagaal oo ay ku qabsadeen dagaalkii cuslaa ee ay ku qaadeen xerada ciidanka degaanka Buulo gaduud ee Gobolka Jubbada hoose 3-dii September ee sanadkaan.

Muuqaal ay soo saareen Shabaabka ayaa wuxuu muujinaayay dagaalkaasi inay ku qabsadeen hub u badan qoryo Ak-47 ah oo ay isticmaalayeen ciidankii halkaasi lagu laayay iyo kuwa ka cararay hubka.

Waxaa kale oo Shabaab ay soo bandhigeen laba ka mid ah gaadiidka dagaalka oo ay ku qabsadeen weerarkii Buulo gaduud ay ku qaadeen ee ciidamada Jubbaland ay ku laayeen.

Shabaab-hub-2-681x331

Shabaab-hub-3-681x331Shabaab-hub-8-681x331

Shabaab-hub-7-681x331

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment