2562 Views

Ganacsiga iyo isku socodka gaadiidka Soomaaliland oo maanta dib u bilaawday

Ganacsiga iyo isku socodka gaadiidka Soomaaliland oo maanta dib u bilaawday
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 14, 2017 – Kadib markii xalay ay soo dhamaatay doorashadii ka socotay deegaanada Soomaaliland oo jawi deggan ku socotay ayaa saakay waxaa dib u bilaawday isku socodka Gaadiidka, dadka iyo Guud ahaan Ganacsigii ka jiray Soomaaliland.

Maalintii Shalay ayaa la xiray Guud ahaan Ganacsiga Soomaaliland sidoo kale waxaa la joojiyay isku socodka Gaadiidka balse saakay ayaa xaaladda caadi ku soo laabtay waxaana dib loo furay Ganacsiga iyo Gaadiidkii oo shaqo bilaabay.

Soomaaliland ayaa Shalay waxaa ka dhacay doorasho qof iyo codkiisa ah taas oo ku soo dhamaatay Jawi diggan waxaana ku tartamaya ilaa saddex Murashax kuwaas oo kala hogaamiya 3-da Xisbi qaran

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment