2112 Views

Dhagayso:–Baaq Loodiray Shacabka Reer Muqdisho

Dhagayso:–Baaq Loodiray Shacabka Reer Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 18, 2017–Gudoomiye kuxigeenka arimaha bulshada maamulka gobolka banaadir Cabdulaahi Xaaji Ereg oo lahadlayay shacabka kunool degmada xamar jajab ayaa waxa uu ugu baaqay in ay kaqeyb qataan sugida amaanka degmada.

Waxa uu sheegay maamulka  gobolka banaadir in uusan aqbali doonin in la waayo tira koobka dadka kunool degmada .

Waxa uu intaa kudaray in hadii lahelo tira koobka dadka kunool degmada aysan kawal wal qabin sida uu noqon doono amaanka degmada.

Maamulka gobolka banaadir ayaa wada Olole lagu wacya galinaayo shacabka muqdisho si ay uga qeyb qataan sugidda amniga caasimadda.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment