2208 Views

Dhagayso:-Musharax Kamidah Musharaxiinta Soomaaliland Oo Baaq Diray

Dhagayso:-Musharax Kamidah Musharaxiinta Soomaaliland Oo Baaq Diray
____________________________________________________________________________

Hargaysa | QOL | November 18, 2017–Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani ahna Musharax Madaxweyne ee xisbigaasi Cabdiraxmaan Ciro ayaa Shacabka Somaliland ugu baaqay in ay isdejiyaan oo ay ilaaliyaan Ammaanka.

Waxaa uu sheegay in cabashadda ay qabaan ay gudbiyeen Guddiga doorashooyinka Somaliland, islamarkaana uu wadahadal u socda Madaxda Sare ee xisbiga Wadani.

Waxaa uu sheegay in waxwalba ay ka muhiimsan yihiin in la ilaaliyo ammaanka iyo kala dameynta.

Xisbiga wadani ayaa sheegay in ay dhacday ku shubasho doorashadii ka dhacday Somaliland , isniintii lasoo dhaafay.

Qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Xisbiga wadani ayaa ka baxay doorashadda ka dib markii ay sheegeen in guddiga doorashada ay ka jawaabi waayeen cabashadooda.

Halkan Ka Dhagayso 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Hargaysa

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment