2439 Views

Dhagayso:–Xildhibaano Katirsan Baralamaanka Soomaaliya OoDalbaday in lasoo celiyo Qalbi dhagax

Dhagayso:–Xildhibaano Katirsan Baralamaanka Soomaaliya OoDalbaday in lasoo celiyo Qalbi dhagax
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 17, 2017–Ka dib markii Maanta Xildhibaanada Golaha Shacabka ay sharci daro ku tilmaameen dhiibistii Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi dhagax ayaa arintaasi waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa si deg deg ah uga dalbaday xukuumadda Soomaaliya in ay qorto warqad lagu dalbanaayo in lagu soo celiyo Qalbi dhagax.

Xildhibaanada kala ah Sakariye Xaaji Maxamed, Cabdiraxmaan Odawaa iyo Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in ay muhiim tahay in ay soo celiso dowladda Soomaaliya Qalbi dhagax.

Waxa ay sheegeen in markii hore lagu dhiibay si sharci daro ah, hadana loo baahan yahay in dalkiisa dib loogu soo celiyo.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

 

 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment