3570 Views

Sawiro:-Shiikh Shariif Shiikh Axmed Iyo R.Wasaare Kheyre Oo Maanta Muqdisho Kulan Kuwada Yeeshay

Sawiro:-Shiikh Shariif Shiikh Axmed Iyo R.Wasaare Kheyre Oo Maanta Muqdisho Kulan Kuwada Yeeshay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 20, 2017–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa kala hadlay Shariif Xaaladda Soomaaliya iyo sidookale sidii uu kaga qeyb qaadan lahaa dejinta Xiisaddaha kala duwan ee ay wajaheyso Xukuumadda Soomaaliya.

Sheekh Shariif ayaa ka mid ah Shaqsiyaadka ah sameyn weyn ku leh Siyaasadda Soomaaliya, waxaana uu dhawaan dib ugu soo laabtay Soomaaliya.

Waxaa sidoo kale soo baxayay maalmihii lasoo dhaafay in dowladda Soomaaliya ay dooneyso in ay xil u magacowdo Sheekh Shariif.

Waxaa uu ka mid ahaa sidoo kale Musharaxiinta ugu sameynta badnaa doorashadii uu kusoo baxay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed.

c1

c2 c3

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment