2442 Views

Xaflad lagu Sagootinayey Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Oo Xalay lagu Qabtay Dowladda Xoose

Xaflad lagu Sagootinayey Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Oo Xalay lagu Qabtay Dowladda Xoose
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  28 November, 2017 —Munaasabadaan oo ahayd mid lagu sagootinayey wafdiga uu hogaaminayay Guddoomiyaah Baarlamaanka dalka Jabuuti Maxamed Cali Xaamud oo Mudooyinkaan ku sugnaa ayaa xalay lagu qabtay Xarunta Dowladda Hoose ee Magaalada Muqdisho.

Xafladda Sagootinta waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha Golaha Shacabka,Wasiirro,Xildhibaanno iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Marti kale oo Xafladda lagu Casuumay

Wasiirka Wasaarada dhalinyarada iyo Cayaaraha Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in ay Masuul ka ahaaayeen dalka Jabuuti in Al-shabaab laga saaro  gudaha Magaalada Muqdisho Sanadkii 2011.

Guddoomiyaha Baarlamaanka  Jabuuti Maxamed Cali Xaamud ayaa sheegay in Soomaaliya ay jiraan dowladdo doonaya inay bur buriyaan balse dowladda jabuuti waxey diyaar u tahay inay garab istaagto shacabka soomaliyeed iyo madaxdooda.

Guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan  Jawaari mar uu hadlay ayaa sheegay in sooomalidu uu ku socdo dagaal adag taasina ay tusaale u tahay musiibadii ka dhacday isgoyska zoobe ee Magaalada Muqdisho.

 

kulan-1-8-681x454

kulan-2-8-681x454

kulan-3-7-681x454kulan-5-1-681x454kulan-6-1-681x454

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment