2175 Views

Farmaajo Oo Maanta u Ambabaxayo Dalka Ivery Coast

Farmaajo Oo Maanta u Ambabaxayo Dalka Ivery Coast
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  29 November, 2017 —Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maanta uu ambabaxo Dalka Iver coast ee Galbeedka qaaradda africa halkaas uu kaaga soo qeyb gali doono Shir looga hadlaayo xaaladda Soomaaliya iyo tan africa.

Shirkaan oo u dhaxeeya Madaxda africa iyo Yurub ayaa lq sheegay in looga hadli doono Guud ahaan xaalada siyaasadeed mid dhaqaalo iyo dhinaca amniga ee wadamada africa waxaana wadamada xoogga lagu saarayo ka mid ah Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu wadaa in halkaasi uu ka jeediyo khudbad ku saabsan Xaalada soo hagaageyso ee Soomaaliya.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment