2526 Views

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb-galay caleema-saarka Madaxweynaha Dalka Kenya

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb-galay caleema-saarka Madaxweynaha Dalka Kenya
____________________________________________________________________________

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta madaxda ka kala socotay dalalka caalamka kala qeyb galey xafladda caleema saarka Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo ka dhacdey Garoonka Ciyaaraha ee Kazarani ee magaalada Nairobi.

Munaasabaddan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa khudbad ku aaddan hiigsiga, horumarka Kenya iyo xirriika uu dalkaasi laleeyahay waddamada kale ee qaaradda Afrika waxaa ka jeediyay Madaxweye Kenyatta, iyadoo ciidammada Baambeyda ee Kenya ay halkaasi ku soo bandhigayeen salaan sharaf lagu maamusayo caleema saarka.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment