2307 Views

DAAWO SAWIRADAD:-Al-Shabaab Oo Sheegay In ay Isku Soo Dhiibeen Ciidamo ka tirsan Jubbaland

DAAWO SAWIRADAD:-Al-Shabaab Oo Sheegay In ay Isku Soo Dhiibeen Ciidamo ka tirsan Jubbaland
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Disembar 02, 2017 – Al-Shabaab ayaa Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ku soo bandhigay labo Askari oo ay sheegeen in ay ka tirsanayeen Maamulka Jubbaland.

Waxa ay sheegeen Al-Shabaab in ay kasoo baxeen labadaasi Askari ciidamada maamulka Jubbaland.

Labo sarkaal ee Al-Shabaab ay sheegeen in ay kasoo goosteen maamulka Jubbaland kuwaasi oo kala ahaa Saad hayihii ciidanka Buulo gaduud oo magaciisa ku sheegay Isaaq Ibraahim Gurbaaniyo sarkaal kale oo dagaal galiye ahaa oo lagu magacaabo Xuseen Aadan Ibraahim oo ku magac dheer Miino.

Jubbaland weli kama aysan hadlin Ciidamadaan Shabaab ay sheegeen in ay kasoo goosteen dhanka Jubbaland.

Al-Shabaab ayaa Magaalada Jilib ee Gobolka Jubbada Dhexe ku soo bandhigay labo Askari oo ay sheegeen in ay ka tirsanayeen Maamulka Jubbaland.

Waxa ay sheegeen Al-Shabaab in ay kasoo baxeen labadaasi Askari ciidamada maamulka Jubbaland.

Labo sarkaal ee Al-Shabaab ay sheegeen in ay kasoo goosteen maamulka Jubbaland kuwaasi oo kala ahaa Saad hayihii ciidanka Buulo gaduud oo magaciisa ku sheegay Isaaq Ibraahim Gurbaaniyo sarkaal kale oo dagaal galiye ahaa oo lagu magacaabo Xuseen Aadan Ibraahim oo ku magac dheer Miino.

Jubbaland weli kama aysan hadlin Ciidamadaan Shabaab ay sheegeen in ay kasoo goosteen dhanka Jubbaland.

 

vb vc vv

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment