3069 Views

Wadooyinka Muqdisho Oo Maalintii Labaad u Xiran Shirka ka Socda Muqdisho.

Wadooyinka Muqdisho Oo Maalintii Labaad u Xiran Shirka ka Socda Muqdisho.
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Disembar 05, 2017 Waxaa maalintii  Labaad xiran  Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho iyadoo lagu arkayo Ciidamo ka tirsan kuwa amaanka Soomaaliya,

Dadweyne badan oo lugeynaya ayaa maalintii Labaad lagu arkayaa wadooyinka iyo xaafadaha qaar kuwaas oo kuu sheegayo dhibaatada ay ku qabaan Xirnaanishiyaha wadooyinka.

Wadooyinka xiran waxaa ka mid ah School Plozia, Maka Al-mukarama, Sayidka, Ceelgaabta, Wadnaha, Soddanka iyo wadooyinka kale oo muhiim ah kuwaas oo loo xiray Shirka ka socda magaalada Muqdisho ee looga hadlaayo amaanka Soomaaliya.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment