7263 Views

Daawo Sawirada:- Waxaa dib loobilaabay dhismaha wadada Sodonka oo dhismaheedu hakad uu ku jiray

Daawo Sawirada:- Waxaa dib loobilaabay dhismaha wadada Sodonka oo dhismaheedu hakad uu ku jiray
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | December 6, 2017– In Ku Dhaw 2 bilood ayaa waxaa Hakad Galay Dhismaha Wadad Sodonka Oo Hal boowle U ah Isku Socodka Dad weynaha Kunool Magalada Muqdisho Ee Caasimada Sodonka

Dhisida Wadad Sodonka ayaa waxaa Kaalin Wayn Ka Qaadanaya Maamulka Gobalaka Banaadir Iyo Xukuumada Soomaaliya Iyadoona Ay Qayb Ka ahayd Ololihii Ugu Horeysay Ee Bilaabaday Xukuumada Uu Hogaamiyo Raysal wasaare Khayre

Balsa Waxaa Mudooyinkaan Danbe Hakad Wayn Uu Soogalay Dhismah  Wadadaasi

Balsa Maanta ayaa Dib Loo Bilaabay Dhismaha Wadada Oo Uu Horay Ugu  Go’ay Iskooska Calikamiin Ee Dagamada Waratanabada

Xiriir aynu Lasamaynay Maamulka Shirka Dhismaha Samaynaysa ayaana Inoo Suuragalin In aynu wax Kawaydiino Sababihii Keenay Hakad Galinta Dhismaha Wadadaas Balsa  Warar Hoose ay Heshay Shabakada Qaranimo Online ayaa sheegay In Uu Go’ay Qarashakii loobeeqanbiyey  Dhisida Wadadaasi

Balasa Maanta Lagu Guulaysatay Dib u Bilaabida Dhismaha  Wadadaas Oo Kamidah wadooyinka Halboowlaha U ah Caasimada Soomaaliya

vvvvvvvvvvvvv vvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvm vvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvv vvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvvx

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment