3324 Views

Sawiro:—QM Oo Shaacisay Tiradda Dadka Lagu Dilay Soomaaliya Sanadkaan

Sawiro:—QM Oo Shaacisay Tiradda Dadka Lagu Dilay Soomaaliya Sanadkaan
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | December 10, 2017 —-Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa maanta Shaaciyay Warbixin sanadeed ku saabsan Waxyeeladda dadka Shacabka ah loo geystay Sanadkaan.

Warbixintaan ayaa waxaa soo saaray Xafiiska xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobey.

Qaramada Midoobey ayaa sheegtay  in Soomaaliya ay ku dhinteen 2078 Qof Sanadkaan.

Warbixintu waxaa ay xustay in khasaaraha faldamiyeed ee ka dhacay Soomaaliya guud ahaan uu gaarayo 4,585 kiis,kuwaas oo mas’uuliyaddooda dusha loogu kala saaray dhinacyada sidan soo socota:

60% ka mid ah waxa loo aaneeyay Alshabaab.
13% Maleeshiyaad.
11% dhinacyada Dowladda.
4% Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya.

Sidoo kale Warbiixinta ayaa falalkan waxaa ay ku diiwaan gelisay degaannada ay dadkani ku sugnaayeen waxaana Maamul Goboleedyada u kala heleen sidan:

  • Somaliland 208 Qof.
  • Puntland  413 Qof.
  • Galmudug 261 Qof.
  • Hirshabeelle 269 Qof.
  • Banaadir 2,265 Qof.
  • Koofur Galbeed 735 Qof.
  • Jubaland 434 Qof.

ccccccxxxx cccccccccccccccccccccccxxx

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment