5301 Views

Diyarada Ruushka iyo Kuwa Suuriya Oo Duqeymo Ka geeystay Xalab iyo Dimishiq.

Diyarada Ruushka iyo Kuwa Suuriya Oo Duqeymo Ka geeystay Xalab iyo Dimishiq.
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | December 13 ,2017 —Diyaaradaha Dagaal ee dowladaha ruushka iyo Suuriya ayaa Duqaymo waxaa ay ka geeysteen Magaalooyinka xalab iyo Dumishiq, waxaayna dad rayid ah ku dileen Labada goobood.

Kooxaha falaagada ah ayaa isaguna waxaa ahay dhul ka qabsadeen Meel u dhow Mgaaladda Dimishiq iyo Bariga Gobolka Idlib

Waxaa lasoo wariyay in Dad rayid ah ay ku dhinteen kuna dhaawacmeen Duqatmaha ay Diyaaraduhu Fuliyeen, Warbaahinta Wadanka Siiriya aya sidoo kale sheegay Guryo la dumiyay.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment