2205 Views

Mareykanka Oo Ka Hadalay Duqeyntii Ka dhacday Degaanka Mubaarak Ee G/S h/Hoose

Mareykanka Oo Ka Hadalay Duqeyntii Ka dhacday Degaanka Mubaarak  Ee G/S	h/Hoose
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | December 13 ,2017 —-Dowladda Mareeykanka ayaa sheegtay in Ciidamdeeda Qaaradda Africa ay fuliyeen Duqayn ay la beegsadeen gaari ay Al-shabaab wax yaabaha Qarxa kasoo buuxiyeen.

Mareeykanka ayaa sheegay in Weerarka ay ka Fuliyeen Meel 65 KM u jirta Casimadda Muqdisho, Ciidamadda Mareeykanka ayaa weerarkaasi waxay fuliyeen  Talaadadii Saacaadihii hore.

Duqaynta waxaan ku taageereeynay Saaxiibadeen si aan meesha uga saarno Qatarta.

Diyaaradaha Mareykanka ayaa Mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa ay duqeymo la beegsanayeen Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugan qeybo ka mid ah gobalada Dalka.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment