2124 Views

Sawirro:-Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Oo Muqdisho Tababar Loogu Soo Xiray

Sawirro:-Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Oo Muqdisho Tababar Loogu Soo Xiray
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | December 13 ,2017 —Abaanduulaha Taakuleynta Taliska Ciidanka xoogga dalka Soomaalieed Sarreeye Guuto Bile Maxamed Aadan iyo Abaanduulaha Qeybta 12-ka April ahna Madaxa howl gelinta qeybtaas Sarreeye Guuto Maxamuud Macalin Koronto, ayaa maanta Magaaladda Muqdisho tababar ugu soo xiray Saraakiil  ka tirsan Qeybta 12ka April.

Saraakiishan, ayaa la baray muddii tababarka u socday Isticmaal isgaarsiinta Casriga ah iyo qaabka loo fuliyo Howlgalada gaarka ah, waxaana tababarkaan bixinayey Midowga Yurub.

Gen Bile iyo Gen Koronto oo la hadlay Saraakiishaasi, ayaa kula dardaarmay inay la yimaadaan howlkarnimo, islamarkaana aqoontii ay barteen ay uga faa’iideeyaan Ciidanka, iyaggoo ugu baaqay inay dhexda u xirtaan siddii dalka looga xoreyn lahaa Al-shabaab.

 

 

y7

y4

y3

y2

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment