2154 Views

Sawiro:-Kulan xasaasi ah Oo Dhex Maray Axmed Madoobe Iyo Sheikh Mukhtaar Roobow

Sawiro:-Kulan xasaasi ah Oo Dhex Maray Axmed Madoobe Iyo Sheikh Mukhtaar Roobow
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | December 16 ,2017 —Madaxtooyada magaalada Kismaayo waxaa kulan Xasaasi ah ku yeeshay Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe iyo Afhayeenkii hore ee kooxda Al Shabaab Sheekh Muqtaar Roobow Abuu Mansuur oo dhawaan ku soo biiray dhinaca dowlada Soomaaliya.

Abuu Mansuur iyo Axmed Madoobe ayaa kulankooda uga wada hadlay arimo badan ay kamid yihiin dagaalka ka dhanka ah Kooxda Al Shabaab ay mar kawada tirsanaayeen iyo sida xiligan loo wajihi karo dagaalka ka dhanka ah kooxdaasi.

Sida aan Wararka ku helnay Abuu Mansuur ayaa uga sheekeeyay Axmed Madoobe marxaladihii kala duwanaa uu soo maray iyo dagaaladii uu la galay kooxda Al Shabaab uu mar kamid aha madaxdooda.

Abuu Mansuur ayaa la filayaa in maalmahan joogo magaalada Kismaayo uuna booqdo xarumo ciidan iyo goobo kale, waxa sidoo kale la filayaa in uu la kulmo xubno kale oo katirsan maamulka Jubbaland.

sssssssssssss1111111 AAAAAAAAAAAAAX

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment