3528 Views

Xayawaannada Dilay Dadka Ugu badan 2017

Xayawaannada Dilay Dadka Ugu badan 2017
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | December 18, 2017 – odobaadkan waxaa Dunida laga xusayaa todobaadka Duumada,waxaana Sanadkan la soo bandhigay  waxyeellada Kaneecada ay ku heyso Bani’aadamka.

Warbixintan oo sanadle ah waxaa ay muujineysaa tirade Xawaanada ee dilay bani’adamka,marka laga reebo dadka isdilay Sanadkan dadka ugu badan waxaa dilay Cudurka Duumada waxaana ay tiradoodu gaareysaa 725,000 (Todoba boqol labaatan iyo shan kun) oo Qof.

Warbixintan hoose ka eeg Xawaannada ugu halista badan iyo tirada dadka ay dileen.

Mallaay/Kalluun       10

Mallaay/Kalluun       10

Yeey                           10

Maroodi                    100

Libaax                       100

Jeer                           500

Yaxaas                     1,000

Gooriyaan              2,000

Xaaxeeye                 10,000

Eeyaha                      25,000

Masaska                    50,000

Dadka is dilay           475,000

Kaneeco/Duumo    725,000

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment