2562 Views

Farmaajo Oo Amray in Hoggaanka Ciidanka Lagu Wareejiyo Saraakiisha Dhallinyarada ah

Farmaajo Oo Amray in Hoggaanka Ciidanka Lagu Wareejiyo Saraakiisha Dhallinyarada ah
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | December 26, 2017 –Qaar kamidda askartii  ciidanka xooga ee dalka dibadiisa lagu soo taba baray ayaa cod saday in hogaanka ciidanka ayaga loo dhiibo waxa ayna shegeen in aqoon ku filan ee hogaamainta ciidanka qalabka sida ay leeyihiin

Ciidamaddan oo u badan dhalinyarro jaamacadaha iyo dugsiyadda sare ka so qalin jabisay ayaa u galay imtixaan si dii ay uuga mid noqon lahaayen waxaana tababar loogu qaaday dalka dibadiisa

Sidoo kale waxa ay ka cowdeen in ciidamadda xooga dalka marka ay aqoontooda soo bartaan ee hogaaminta ah aanan loo dhiibin qeybaha uu ka kooban yahay ciidanka xooga taasina aysan ahayn waxa ay u soo barteen difaacidda iyo hogaaminta ciidanka waxa ay intaasi ku dareen in ay yihiin kuwa jaamiciyiin ah xitaa master wata balse aysan helin fursadii ay ku buuxin lahaa yeen ayna ku qaban lahaayeen howlaha ciidanka xooga dalka soomaaliya

Dhan kale madaxweynaha dowladda federaalka soomaaliya ayaa uugu baaqay taliska ciidanka xooga dalka in ay ciidanka ku warejiyaan hogaamintooda dhalinyaradda wax baratay ee haystada qibradda ciidanka hogaaminteeda

Taliaha ciidanka xooga dalka C/wali Xuseen Jaamac Gorod ayaa sheegay in lafulinayo hadalkii madaxweynaha dalka farmaajo laguna wareejinayo hogaaminta ciidanka xooga dalka dhalinyaradda aqoonteda leh midaasina ay ka dhaben donaan

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho 

_______________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment