2910 Views

Akhriso-: Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Oo Bayaan ka Soo saaray Khaliifka Siyaasadeed Ee ka taagan Soomaaliya.

Akhriso-: Hay’adda Culimada Soomaaliyeed Oo Bayaan ka Soo saaray Khaliifka Siyaasadeed Ee ka taagan Soomaaliya.
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | December 31, 2017 –Kulan ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed ayaa war kasoo saaray xaaladda siyaasadeed ee ka taagan Soomaaliya gaar ahaan dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee Siyaasadeed ee ka dhacay magaalada Muqdisho.

Hay’adda Culimada ayaa qoraalkooda ku soo koobay Lix qodob oo ay kaga hadleyn Mucaaradka iyo Madaxda Dowladda Soomaaliya iyadoo ay bayaankooda ku soo hadal-qayn khaladaad ka dhacay Labada dhinac ee Mucaaradka iyo Madaxda Dowladda.

2-18

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_____________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment