2469 Views

Maamulka Jubbaland oo amaro dul dhigay Gaadiileyda ka howgalo deeganada maamulkaas

Maamulka Jubbaland oo amaro dul dhigay Gaadiileyda ka howgalo deeganada maamulkaas
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 04, 2018 –Wasarada Gaadiidka ee maaulka Jubba-Land ayaa amar ku soo rogtay Gaadiidka Ka howlgalo Deegaanada maamulkaas uu ka arimiyo, Wasiirka wasaarada maamulka jubbaland Maxamed Cabduqaadir maxamed Oo warbaahinta La ladlay ayaa waxaa uu Sheegay In amaro ku doo rogeen gaadiidleyda gaar ahaan gawaarida aan sharciyeysneen.

Wasiir Maxamed Ayaa Tilmaamay In La go’amiyay In gaari Aan taargo Lahayn aan loo ogolaan doonin Magaalooyinka Maamulka Jubba-land uu ka arimiyo inuu maro waxaana sidoo kakle uu sheegay In La Fary In Gawaarida Aan heysan Ay Si Deg Deg ay Ku Qaataan Iyadoo Uu sidoo Kale sheegay In Laga Bilaawo Sabtiga Cidi Lagu Arko Gaari aan lahayn Sharciyada La fary La Ganaaxi doono.
Maamulka Juba-land oo Kamid ah Maamulda Ka jira dalka Ayaa waxaa Deegaanada uu Ka Arimiyo Hore Looga Mamnuucay In Arooysda Lagu Galbiyo Gawari Badan waxaana sidoo kale jiray in magaalada kismaayo gudaheeda laga mabnuucay fadhi ku dirirka iyo wixii lamid ah

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
____________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment