2418 Views

Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya ”Waxaan soo arkay dad aan 30 sano dowlad arkin”

Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya ”Waxaan soo arkay dad aan 30 sano dowlad arkin”
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 05, 2018 – Wasiirka qorsheynta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Kulmiye isagoo ku sugan Gobalka Sool ayaa sheegay in socdaal ku soo maray degmooyin bada oo ku yaala Gobalada Sool iyo Sanaag ee waqooyiga Soomaaliya.

Wasiirka ayaa sheegay in uu noqonayo Mas’uulkii ugu horeeyay 30 sano kadib oo halkaasi taga, kaas oo ka socda Dowlad dhexe oo Soomaaliya ka jirta, wasiir Jamaal ayaa Qa uga sheekayay Hor-marada iyo dhibaatada deegaanadaaasi ku soo arkay.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment