2817 Views

Akhriso:War Saxaafadeed ku Saabsan Arrimaha Xajka Iyo Cimrada

Akhriso:War Saxaafadeed ku Saabsan Arrimaha Xajka Iyo Cimrada
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 07, 2018 – Wasaarada Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa soo saartay qorshe ay wax ugaga bedeleyso maamulka iyo arrimaha xajka.

Wasaarada ayaa xustay in ay bilaabayso oggolaanshaha shirkadaha ka shaqeeya arrimaha Xajka iyo Cimrada isla markaana Wasaaradda waxa ay ku wargelisay in dhammaan shirkadaha daneynaya in ay ka shaqeeyaan Arrimaha Xajka iyo Cumrada in ay iska soo diiwaan galiyaan wasaaradda muddada udhaxeyso 07/01/2018 – 20/01/2018.

Qoraalka ka soo baxay Wasaarada Ow-Qaafta iyo arrimaha diinta ayaa lagu sheegay in wasaaradu ay dooneyso in dib u eegis ku samayso qarashka ku baxa Xaajig Soomaaliyeed.

Halkan ka aqriso Warsaxaafadeedka oo dhan;

bashiir 1b2

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
____________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment