2325 Views

Reysul Wasaare Kheyre oo balan qaaday hor marinta Sirdoonka Qaranka.

Reysul Wasaare Kheyre oo balan qaaday hor marinta Sirdoonka Qaranka.
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 09  2018 – Reysul wasaaraha Xukuumada Fedraalka Somalia Xasan Cali Kheyre oo Ka qeybgalay Munaasabad Loogu dabaal dagayay Aas-Aaska Hey’ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Qaranka ayaa waxaa uu sheegay in Xukumadiisa ay hormarin doonto Sirdoonka dalka si looga adkaado dagaalamayaasha al-shabaab, wuxuuna intaas ku daray inay kor u qaadi doonaan arimaha sirdoonka.

Reysul Wasaare Kheyre  Ayaa  Tilmamay In Miisaaniyada Dowlada Ee Sanadkaan Ay Kordhiyeen ayna Qeybta  ugu talo Galeen Hey’ada Sirdoonka Iyo Nadsigida Qaranka Islamarkaana ay hormarin doonaan si loo adkeeyo Amaanka Guud ee dalka.

Qaraxyada Iyo dilakka qorsheysan ee ka dhaca qeybo badan oo dallak kamid ayaa wuxuu sheegay inay sabab u tahay sirdoonka dalka oo aan hor marsaneen.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment