2163 Views

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo” Maxaabiistii Hindiya Waxa ay sugayaan Diyaraddi Lagusooqadi lahaa”

Dhageyso:-Madaxweyne Farmaajo” Maxaabiistii Hindiya Waxa ay sugayaan Diyaraddi Lagusooqadi lahaa”
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 12, 2018Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi (Farmaajo), oo maalmahan Puntland ku marayay safarkiisii ugu dheeraa ee dhinaca dhulka ah oo uu dhulka Soomaaliya ku maro tan iyo intii madaxweynaha loo doortay, ayaa ku suggan magaalada Boosaaso, isagoo maanta dhagax dhigay waddooyin isku xira gobolka Bari.

Madaxweynaha ayaa hadal uu jeediyay ku sheegay in boqollaal maxaabiis Soomaali ah oo ku xirnaa dalka India badankood la sii daayay, ayna sugayaan dayuuraddii u soo qaadi laheyd Soomaaliya.

Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan Boosaaso ka soo dirtay.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment