1809 Views

Mid ka Mid ah Barlamaanka Hirshabelle Oo sheegay in la Furi doono Wadooyinka Magaalooyinka Go`adoonsan.

Mid ka Mid ah Barlamaanka Hirshabelle Oo sheegay in la Furi doono Wadooyinka Magaalooyinka Go`adoonsan.
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 14, 2018 – Gobolada Shabellaha dhexe iyo Hiiraan ayaa qeybo ka mida ah waxaa ku sugan dagaalamayaasha Al shabab  islamarkaana go.doomiyen wadooyinka qaar isku goosha lahaa Magaalooyinka ka mida Goboladaasi, Xildhibaan Faarax Maxamed Cisman oo ka mida Baarlamaanka Dowladda Goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabelle oo lahadalay Qaranimo Online Waxuu hoosta ka xariiqay in dhawan la Furi doono wadooyinka Jalalaqsi, iyo Buulada Burde, iyo waddooyin kale oo ka tirsan Goboladaasi.

Alshabab ayaa weeraro iyo qaraxyo Waxaa ay ka geystaan deegaano iyo degmooyinka kan tirsan Goboladaasi waxana dhibaatada ugu badan ka jirtaa wada isku xirto muqdisho iyo jowhar iyo Sidoo kale qeybo ka mida ah Gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe ay ku dhuumaaleysanayaan Dagaalayaal ka tirsan Alshabab oo ka cararay duqeymaha diyarahada dagaalka Maraykanka iyo howlgallada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ay sameynayaan qeybo ka mida Gobolada dalkaka.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment