2712 Views

Dad Badan Oo Ku Dhintay Qaraxyo Ka Dhacay Baqdaad

Dad Badan Oo Ku Dhintay Qaraxyo Ka Dhacay Baqdaad
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 15, 2018 –gu yaraan 26 Qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Magaalada Baqdaad ee Xarunta Dalka Ciraaq kaddib amrkii Qaraxyo mataano ah ay saaka oo Isniin ah ka dhaceen Magaalada.

Ilaa hadda laamaha amaanka war rasmi ah kama soo saarin Qaraxyada saaka,waxaase jira bur bur iyo khasaare nafeed oo aad u badan.

Sidoo kale waxaa jira khaaare hantiyadeed oo ka dhashay weerarrada mataanaha ah ee ka dhacay Baqdaad,waxaana magaalada oo todobaadyo degganeyd maanta wajaheysaa maalin kale oo murugo ah.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment