3066 Views

Dowlada Masar Oo Maxkamadeenaysa Gudoomiye Gobol Oo musuq Lagu helay.

Dowlada Masar Oo Maxkamadeenaysa Gudoomiye Gobol Oo musuq Lagu helay.
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 15, 2018 –Saraakiisha garsoorka dalka Masar ayaa sheegay inay soo qabteen Gudoomiyaha magaalada Manofiya ee dalka Masar kaa oo lagu soo oogayo maanta oo isniin ah dacwad ku saabsan musuq maasuq.

saraakisha waxa ay sheegen inay la xireen Gudomiyaha rag kale oo ganacsato ah oo la tilmaamay inay musuqa qeyb ka ahaayen.

Dowladda Masar ayaa sanadii lasoo dhaafay maxkamadeynaysay dadka ay ku hesho musuq maasuqa oo m,asuuliyiin dowladda ay kujiraan

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment