1953 Views

Sawiro:-Kheyrre “Waxbadan ayaa ka qabanay arimaha abaaraha iyo Bini-aadinimada.”

Sawiro:-Kheyrre “Waxbadan ayaa ka qabanay arimaha abaaraha iyo Bini-aadinimada.”
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | 17 January, 2018 –Qaramada Midoobey ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka daah furtay shir looga hadlayo qorshaha arrimaha bani’adamnimada Somaaliya ee 2018.

Shirkan waxaa ka qeybgelaya Ra’isalwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre,xubno ka mid ah Golaha Wasiirrada Soomaaliya,Xildhibaano,danjirayaasha Waddamada safaaradaha ku leh Muqdisho iyo wakiillo ka socda hay’adaha samafalka ee ka howlgala Soomaaliya.

Qaramada Midoobey waxaa ay sheegtay in Soomaaliya u baahantahay $1.6 Bilyan oo Doollarka Mareykanka ah Sanadkan 2018ka si loo gaaro 5.4Milyan oo qof oo gar gaar u baahan.

Qaramada Midoobey waxaa ay Sanadkii hore sheegtay in kala bar dadka Soomaalida ah ay u baahnayihiin gargaar kaddib abaaro isku xig xigsaday oo saameyn ku yeeshay dadka xoola dhaqatada iyo kuwa Beeraleyda ahba.

111111111111

t2222222222222222222222222222222222222. ttttttttttttttt1111111111111111

33333333333

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment