2604 Views

Madaxweyne Farmaajo Oo Dhagax dhigay Dakada Hobyo.(Sawiro)

Madaxweyne Farmaajo Oo Dhagax dhigay Dakada Hobyo.(Sawiro)
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | January 23, 2018 –Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Galmudug oo goor sii horeysay gaaray magaalada Hobyo ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay Dekedda Magaalo Xeebeedka Hobyo ee gobolka Mudug.

Maamulka Galmudug ayaa horay u sheegay in Dekeddaan ay tahay mid muhiim u ah ilahooda Dhaqaallaha, isla markaana ay doonayaa in lagu dayac tir lagu sameeyo, waxayna intaas ay ku dareen in ay dardargelin doonaan Dhismaha Dekedda Hobyo.

c2 c1  27072580_2005398706383328_2299318214710117966_n 3-21 1-31 26991882_2005398446383354_531559346571094850_n

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

 

 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment